Shir looga hadlaayey dib u dhiska magaalooyinka waaweyn ee dalka oo ay ka qeybgaleen Dowlad Govoledyada iyo maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Nirobi ee Dalka Kenya.
Shirkaasi oo soxday muddo 4 cisho ah,waxaa soo Agaasimay dowladda Federaalka ee Soomaaliya, machadka Tokiyo iyo bangiga horumarinta dubida.
Shirkaan oo ay ka qeybgaleen madax ka kala socday 6 magaalo oo dalka ah,waxaa kaloo looga hadlay Maamul wanaagga, Adeegga aasaasiga ah ee bulshada sida dhisidda buundooyinka iyo bulaacadaha.
Madaxdii ka hadashay shirkaasi,waxaa kanus ahaa Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diriye