Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa ka hadlay go’aamo dowladda ay ku xakamayneyso hubka sharci darrada ah ee ay mas’uuliyiinta dowladda ku dhex wataan caasimadda Muqdisho, ka ganacsiga gaadiidka iyo agabka ciidamada iyo dagaalka ka dhanka Khawaarijta.
[DAAWO] Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Ganacsatada uga digay ka ganacsiga agabka ciidanku leeyahay
Date: