Guddiga madaxa banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka oo dorrtay Guddoomiye ku xigeen

Date:

Guddiga madaxa banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka ayaa Mudane Maxmed Xasan Idris (Geney) u doortay Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga kadib doorasho Ka dhacday xafiiska Guddiga oo Ku yaala xarunta golaha Aqalka Sare.

Xubnaha guddiga ayaa wadar ogol ku doortay kadib soo jeedinta Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka Mudane Burhaan Aadan Cumar.

Guddoomiye Ku-xigeenka la doortay ee Guddiga madaxa banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka ayaa Ka mid ahaa xildhibaanadii Golaha Shacabka ee Baarlamaankii 10aad, sidoo kale wuxuu ahaa La-taliyaha gaarka ah ee arimaha siyaasada iyo amniga ee Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS.u

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...