Ciidamada xoogga dalka oo dilay 14-ka mid ah Khawaarijta Al-shabaab

Date:

Ciidanka xoogga dalka  ayaa saaka toogtay 14  Maleyshiyo ah oo ka tirsan khawaarijta kuwaas oo isku dayay inay soo weeraraan fariisimaha ciidanka ee deegaanka Makuude oo qiyaasti 7 KM dhanka koonfurta ka xiga Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay.

Khasaarahan xooggan ee la gaarsiiyay Khawaarijta ayaa ka dambeeyay ka dib markii ay isku dayeen in ay soo weeraraan xero ciidanka qaranka ay ku leeyihiin deegaankaas.

Waxaa dardar ku socda howlgallada ka dhanka Khawaarijta ee ka socda dalka,waxaanna hadda xor ah oo shacabka si nabad ah ugu nool yihiin deegaanno badan oo argagixisada laga saaray.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...