[DAAWO] Madaxweynaha JFS oo gaaray degmada Aadan Yabaal

Date:

Wafdi oo  uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe, halkaas waxaa ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabeelle cali Guudlaawe, saraakiisha Ciidanka iyo qeybaha bulshada.

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...