Xilli Haatan Gobolada dalkeena uu ka curtay qeybo badan oo kamid ah roobka Gu’ga dadka iyo duunyadana ku diirsadeen ayaa hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka waxa ay gargaar degmada Baxdo ee gobolka galgaduud ugu qeybisay qoysas garaya 400 oo qoys oo hore saameen ugu yeelatay abaartii ku dhufatay dalka.
Maamulka Baxdo,masuuliyiin katirsan Galmudug iyo hay’adda maareynta ayaa deeq qeybintaan goobjoog ka ahaa waxaana dadkii ka faaiidestay mucawinadaan ay u mahadceliyeen Hay’adda maareynta.