Wafdi uu hoggaaminayo Agasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS oo Gaaray Magaalada Baydhabo

Date:

Wafdi uu hoggaaminayo Agasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS Dr Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka furmayo shirka Madasha Golaha Wadatashiga Qaranka

Agaasime Xuseen ayaa uga mahad-celiyey agaasimaha guud ee Madaxtooyada Koonfur-galbeed mudane Cabdifataax Mahad Cabdiraxmaan, madaxda kale dowladda iyo bulshada Koonfur-galbeed sida ay ugu diyaar garoobeen marti gelinta madashan iyo soo dhaweynta diirran ee ay u muujiyeen isaga iyo wafdigiisa.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ka soo qeyb geli doonaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada ayaa maalamaha soo socda ka furmi doona magaalada Baydhabo, halkaas oo lagaga arrinsanayo arrimaha wadahadalada iyo heshiisyada Golaha Wadatashiga Qaran ee dhameystirka Federalaynta hayโ€™adaha dawladda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...