Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo xubin ka noqday ururka xoghayeyaasha guud ee baarlamaanada adduunka

Date:

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo xubin ka noqday ururka xoghayeyaasha guud ee baarlamaanada adduunka.

Xoghayaha guud ee Aqalka Sare Soomaaliya Cabdinaasir Ibraahim Guuleed ayaa ka qeyb galay kulanka guud ee xoghayayaasha baarlamaannada adduunka oo ka dhacay magaalada Manama ee dalka Baxreyn.

Xoghayaha oo horay u gudbiyay codsiga Soomaaliya ee kamid noqoshada ururka ayaa kadib fadhigii ay maanta yeesheen guddiga fulinta xoghayayaasha baarlamaannada adduunka waxaa lagu goโ€™aamiyay in baarlamaanka Somaaliya uu ku biiro ururkaย  xoghayayaasha baarlamaannada adduunka, waxaana cod la geliyay kadib lagu ansixiyay ka mid noqoshada xubinnimada Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...