Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka oo qeebgalay Shirka 146-aad ee Baarlamaannada Adduunka

Date:

Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka BJFS Mudane.Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka qeebgalaya Shirka 146-aad ee Baarlamaannada Adduunka “Inter-parlaimentary Union” guddoomiyha waxaa shirkaan ku wahlinaya xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka jamhuuriyada Federalka ee Soomaaliya waxaana qayb ka ah xoghayha Aqalka Sare.

Magaalada Manama ee caasimadda Baxrayn Oo uu ka socdo Shirkaan waxaa iskugu yimid Gudoomiyaasha Baarlamaanada Aduunka oo gaaraaya 60 guddoomiye iyo boqolaal xildhibaana ah oo ka kalayimid daafaha caalamka ayaa diiradda lagu saarayaa kor u qaadista Nabadda iyo isku xirnaanshaha shucuubta caalamka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo La Kulmay Agaasimeyaasha Waaxyaha Wasaaradda

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay khasaaraha ka dhashay howlgalka hubka dhigista ee Muqdisho

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka...

Madaxweynaha JFS oo Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo...