Wasiirka Difaaca XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta safaarada dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga uu Tacsi ugu tagay Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya

Date:

Wasiirka Difaaca XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta safaarada dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga uu Tacsi ugu tagay Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya, si uu uga tacsiyadeeyo dowladda iyo shacabka dadkii ku dhintay  Dhulgariirkii musiibadii ahaa ee ka dhacday Isniintii la soo dhaafayTurkiga.

 

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa saxiixay buugga tacsida ee loo furay dadkii dhintay Dhul-gariirka, isagoo cadeeyey in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay aad uga tiiraanyeysan yihiin musiibadii ka dhacday Turkiga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...