Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa soo saaray baaq nabadeed oo ku aaddan dagaalka Laascaanood.

Date:

Raโ€™iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa soo saaray baaq nabadeed oo ku aaddan dagaalka Laascaanood.

โ€œ Waxaan dirayaa baaq nabadeed oo ku aadan dagaalka Laascaanood, aragtida dowladda Soomaaliyeed horey ayaa loo soo tebiyay oo madaxda qaranka uga hadashay. Dowladda Soomaaliyeed waxay u taagan tahay oo masโ€™uuliyad ka saaran tahay ilaalinta sharafka iyo karaamada muwaadinka Soomaaliyeed iyo badqabkiisa meel kasta uu joogo,โ€ ayuu ku yiri qoraal uu soo saaray Raโ€™iisal wasaare ku-xigeenka dalka.

ย Halkan hoose ka Akhriso baaqa Raโ€™iisal wasaare ku-xigeenka dalka:-ย 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale