Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General Sulub Axmed Firin ayaa kulan Tacsi ah ugu tagay Safarada Dowladda Turkiga ay ku leedahay Magalada Muqdisho si uu uga Tacsiyeeyo Dowlada Iyo Shacabka Reer Turkiga musiibadii Dhulgariirka aheed ee ku dhufatay dalkaas.
Safiirka Dowlada Turkiga ee Soomaaliya H.E. İbrahim Mete Yağlı iyo Uqeybsamaha Arrimaha Ciidamada Col Halil altıntaş, ayaa Taliyaha ku soo dhaweeyay Safaarada, waxa uuna safiirku ka Gudoomay Dhabaalkii Tacsida ahaa.
Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa uga Mahad celiyay Booqashada Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya ee Safarada ugu yimid.