Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda BFS oo kulan yeeshay

Date:

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta & Iskaashiga Caalamiga ah iyo La xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ayaa maantaย  wuxuu kulan ajandihiisu ahaa dulmarka guud ee Hindise Sharciyeedka Lagu hagayo Nidaam Maaliyadeedka Kheyraadka Dhulka hoostiisa oo muhiim u ah deyn cafinta dalka ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa.

Kulanka waa shir-guddoominaayey Xog-hayaha Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta & iskaashiga caalamiga iyo la xisaabtan Hay’ahada Dowladda Mudane: Cabdiqaadir Xuseen Cabdi Xasan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...