Golaha Wasiirrada XFS oo maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Ahmed Isse Gutale

Date:

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa saaka cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Avv: Ahmed Isse Gutale, kadib kulankii Golaha Wasiirrada ee toddobaadlaha oo uu shir guddoomiyay Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Hamza Abdi Barre

Hanti-dhowrka cusub ayaa aqoon durugsan u leh arrimaha sharciga, waxuuna horay u soo noqday Lataliyaha arrimaha sharciga ee Madaxweynaha JFS iyo Lataliye Ra’iisul Wasaare, waxuuna sidoo kale ka soo shaqeeyey shirkado iyo Hayโ€™ado warbaahineed oo isugu jira kuwo caalami ah iyo kuwo dalka laga leeyaha.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...