[DAAWO] Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo xariga ka jaray xafiiska guddoonka golaha oo dib u dhis iyo balaarin lagu sameeyay

Date:

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xarigga ka jaray xafiiska guddoonka islamarkaana dhagax dhigay xafiisyadda guddiyadda Golaha Shacabka BJFS.

Dhismayaasha iyo dhagax dhiga Xafiisyadda ayaa waxay ka mid yihiin ballan qaadyadii uu horay u qaaday Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Madoobe. Munaasad kooban oo ka dhacday Xafiiska Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeeysa ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiye Ku-xigeenka labaad Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow iyo Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Warbixinta Madasha Daneeyayaasha Kalluumeysiga Soomaaliya

Hay’adda Cilmibaarista Badaha Soomaaliyeed (HCBS), oo kaashanaysa Magan Forum,...

Wafdi uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud

Wafdi uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed...

Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee JFS, Mudane...