Ra”iisul wasaare ku xigeenka XFS oo daah furay Shirka madasha Arimaha Bin’adanimada

Date:

Raisulwasaare ku ku xigeenka XFS Mudane Saalax Ahmed Jaamac ayaa maanta furay Shirka madasha Arimaha Bin’adanimada oo maanta Muqdisho ka furmay.

Shirkaan oo soo agaasintay Hey’adda maareynta masiiboyinka Qaranka waxaa Goobjoog ka ah Guddoomiyaha Hey’adda maareynta Mudane Maxamuud Macalin,Wasiirada Gargaarka Dowladd Goboledyada dalka ka jira,iyo Hey’addaha deeqda bixiya,iyo masuuliyiin katirsan Qaramada Madoobay.

Shirkaan ayaa looga hadlayaa xaladaha arimaha Bin’adanimada ee dalka ka jira .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan oo shir kaga qaybgalaya Switzerland

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen....

DFS oo ka qeyb gashay kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Afrika ay la yeesheen Madaxweynaha K/Koonfureed

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo kaashanaysa Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka...