Golaha Shacabka BFS oo ansixiyay Hindise sharciyeedyada NISA iyo kan Korontada Dalka

Date:

Xildhibaanada Golaha shacabka BFS oo kulan ย kuleh Xarunta Villa Hargeysa yaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise sharciyeedka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka {NISA} oo maalmihii la soo dhaafay goluhu ka doodayay.

144 xildhibaan ayaa haa u codeysay, sedax ayaa ka aamustay, hal xildhibaane waa diidyay.

Taliyaha Hayโ€™adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa Golaha shacabka uga mahadceliyay meel marinta Hindise Sharciyeedka Hayโ€™adda.

Sidoo kale xildhibannada ayaa ansixiyay Sharciga Korontada dalka oo maalmihii la soo dhaafay ay xildhibaanadu ka doodayeen, 148 xildhibaan ayaa codka kolsoonida siiyay sharciga.

Halkan hoose waxaa ku lifaaqan bayaanka mahadcelinta ee Agaasimaha NISA.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...