Masuuliyiin katirsan Mudug oo maanta Xariga ka jaray Xafiiska Qeybta Barakacyaasha iyo  Samafalka Gobalka Mudug

Date:

Xoghayaha Guud ee Gobalka Mudug ahna ku simaha Guddoomiyaha Gobalka Maxamed Cali Qoobcad oo ay wehliyeen masuuliyiin ka socotay  Wasaarada Gar gaarka iyo maareeynta masiibooyinka Galmudug ayaa Maanta Xariga ka Jaray Xafiiska Qeybta Barakacyaasha iyo  Samafalka Gobalka Mudug .

 

Xoghayaha Gobolka mudug ahna ku simaha gudoomiyaha Gobalka mudug Maxamed Cali ayaa ugu baaqay Cid kasta oo ka shaqeeysa arimaha samafalka gobalka mudug in ay la shaqeeyaan madaxda Qeybta barakacayaasha iyo samafalka Gobalka mudug

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

DF oo shacabka Soomaaliyeed ku wargelisay inuu dalka galayo marxalad Doorasho loo dhan yahay

Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta...

Danjire Cabdikarin Axmed oo warqadihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxda Finland

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed...