Madaxweynayaasha Kenya,Jabuuti iyo Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya oo Berri Muqdisho imaanaya

Date:

Dowladda Federaalka Soomaaliyaย  ayaa maanta Muqdishu ka furtay Shirka Soomaliya iyo Dalalka Safka hore (Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya) oo soconaya inta u dhaxeysa 31-ka Janaayo iyo 1-da Febraayo.

Shirkan ayaa waxaa kasoo qeyb galaya Madaxweynaha dowladda Kenya Mudane William Ruto, Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ugu danbaysay in ay marti-geliso shirar-Madaxeedka heer Gobol sannadkii 2016-kii oo Muqdisho ay isugu yimaadeen Madaxweyneyaasha dalalka IGAD.

 

Ujeedooyinka Shirka Soomaaliya iyo Dowladaha Safka hore:

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale