Xoghaya Guud ee Golaha Shacabka BJFS oo ka qeybgalay kulanka Xoghayayaasha guud ee Baarlamaanada Islaamka oo lagu qabtay Aljeeriya

Date:

Xoghaya Guud ee Golaha Shacabka BJFS 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐱𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐞 (𝐉𝐚𝐚𝐛𝐢𝐫𝐢) ayaa ka qeybgalay kulanka Xoghayayaasha guud ee Baarlamaanada Islaamka oo lagu qabtay wadanka Aljeeriya.

 

Kulanka ayaa looga hadlay  wadashaqeynta iyo horu marinta Baarlamaanada islaamka, Xoghayaha Guud waxaa halkaasi kusoo dhawayay Safiirka  Soomaaliya u fadhiya Magaalada Algiers Mudane Cabdulwahab Macalin Maxamed islamarkaana Xoghaye Jaabiri kala qeybgalay Shirka Xoghayayaasha baarlamaanada dalalka Islaamka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...