Gudoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka Mudane Maxamud Macallin ayaa la kulmay Saraakiil katirsan Bangiga aduunka oo uu hogaaminyay Mr. Harris Khan.
Kulanka Labada dhinac oo qaatay Saacado Badan Arimaha laga hadlay waxaa kamid ah sugnaanta cuntada (food security) iyo howl gelinta Xarunta Qaran ee Howlgelinta Gurmadka Deg degga ah.