Xildhibaano katirsan JFS labadiisa Aqal ayaa maanta lagu dhaweeyay Magaalada Wisil ee koonfurta Gobolka mudug ee Maamulka Galmudug.
Senator Cabdi Xasan Caawale Qeybdiid iyo Xildhibaan C/salaan Dhamancad oo ka tirsan Labada Golle Ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Magaalada Wisil waxaa ku soo dhaweeyay Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Galmudug .