Madaxweyne Deni oo ka qeybgalay daah-furka wejiga 2-aad iyo dhagax dhigga bilawga wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso

Date:

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo khubad ka jeediyey munaasibadda daah-furka dhammaystirka wejiga 2-aad iyo dhagax dhigga bilawga wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso, ayaa boggaadiyay sida ay u socoto Horumarinta Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso.

Musaabadda waxaa kasoo qayb-galay Guddoomiye Ku-Xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada DPL Mudane  Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada DPL Mudane  Ismaaciil Maxamed Warsame, wefti ka socda shirkadda Garoonka Maalgelisey ee BIAC, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Maamulka Gobolka iyo kan Degmada, Ismimada dhaqanka, Saraakiisha Ciidamada qalabka sida iyo masuuliyiin kale.

 

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...