Madaxweyne Deni oo ka qeybgalay daah-furka wejiga 2-aad iyo dhagax dhigga bilawga wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso

Date:

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo khubad ka jeediyey munaasibadda daah-furka dhammaystirka wejiga 2-aad iyo dhagax dhigga bilawga wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso, ayaa boggaadiyay sida ay u socoto Horumarinta Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso.

Musaabadda waxaa kasoo qayb-galay Guddoomiye Ku-Xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada DPL Mudaneย  Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada DPL Mudaneย  Ismaaciil Maxamed Warsame, wefti ka socda shirkadda Garoonka Maalgelisey ee BIAC, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Maamulka Gobolka iyo kan Degmada, Ismimada dhaqanka, Saraakiisha Ciidamada qalabka sida iyo masuuliyiin kale.

 

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale