[DAAWO] Ciidamada ammaanka oo soo gebagabeeyay Weerarkii nafla caariga ahaa ee Khawaarijtu ku qaadday xarunta gobolka Banaadir

Date:

Laamaha Ammaanka ayaa Caawa shaaciyay in la soo afjaray weerarkii lagu qaaday Xarunta Gobolka Benaadir ee Dowladda Hoose ee Xamar.

Afhayeenka Booliska Soomaliya oo garbihiisa ay taagnaayeen xubno katisan Gobolka Banadir  ayaa kawarbixiyey Dhacdadaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...