Sheekh Aadan Madoobe oo kulan wadajir ah la qaatay guddi ay iska soo xuleen malaaqyada dhaqanka iyo guddiga farsamada shirka

Date:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta waxaa uu kulan wadajir ah la qaatay guddi ay iska soo xuleen malaaqyada dhaqanka, guddiga farsamada shirka iyo culima’udiinka Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha oo furitaanka shirka ka dib kulamo kala duwan la qaadanaayay ururada bulshada rayidka oo ay ugu horreeyaan odayaasha dhaqanka iyo culimadda ayuu maanta kulan la qaatay Guddiga Farsamo ee matala odayaasha dhaqanka, culimadda iyo Guddiga Farsamada Shirka ayaa waxay uga doodeen qiimeynta iyo in baaritaan lagu soo sameeyo xal u helida dhacdooyinkii dhacay iyo xalinta caqabadaha kale ee taagan, iyadoo guddigu uu warbixintooda kusoo celin doonan Golaha Malaaqyada Dhaqanka, Guddiga Farsamada iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...