Gudiga arimaha dibada ,iskaashiga caalamiga qorsheynta iyo hormarinta dhaqaalaha aqalka sare  ayaa suaalo weydiiyey wasiirka qorsheynta xfd.

Date:

Guddiga Arimaha Dibadda, Iskaashiga Caalamiga, Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha Aqalka Sare oo gudanaya Waajibkiisa Dastuuriga ah ayaa su’aalo weydiiyay Wasiirka Qorsheynta XFS.
Doodihii dhexmaray Guddiga iyo Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha waxaa ay xoogga saarayeen howlaha shaqo ee wasaaradda iyo mashaariicda waxaana
Kulanka guddoominaysay Guddoomiyaha guddiga arrimaha dibadda Aqalka Sare Senator Maryan Farah Kahiye.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...