[DAAWO] Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga degaanka oo maanta gudaha u galay degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug

Date:

Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga degaanka ayaa hadda gudaha u galay degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug, kooxda khawaarijta ayaa isaga carartay degmadaas.

Ciidanka ayaa hadda baaritaan ka wada xaafadaha degmada,Wasiirka Gaashaandhigga XFS ayaa xaqiijiyay qabashada Xaradheere.
wasiirka Ayaa ka hadlaya Qabashada Xarardheere.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...