[DAAWO]Ciidanka Xoogga dalka oo maanta si buuxda ula wareegay deegaanka Ceel-Bacad ee gobalka Shabeellaha Dhexe

Date:

Ciidanka Xoogga dalka ayaa maanta si buuxda ula wareegay deegaanka Ceel-Bacad ee gobalka Shabeellaha Dhexe.

Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta ayaa warbaahinta u xaqiijiyey xoreynta Ceel-bacad.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Soomaaliya oo ka tacsiyeysay dhul gariir ka dhcay dalka Indonesia

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi murugo leh u dirtay...