Ciidamada ammaanka Dalka ayaa maanta soo bandhigay labadan shaqsi oo ku eedeysan dilka labo Muwaadin ay ku kala dileen degmooyinka Balcad iyo Xamarweyne oo ka kala tirsan Shabeelaha dhexe iyo gobolka Banaadir.
Afhayeenka Booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali ayaa warbaahinta uga warbixiyey soo qabashada labadaan eedeysane.
DAAWO