Hey’adda Maareynta Masiiboyinka oo gargaar ugu qeybisay degmada Diinsoor dad barakacyaal ah

Date:

Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka ee SODMA ayaa ku dhawaad 300 oo qoys oo ah dad danyar ah waxay gargaar ugu qeybisay gudaha degmada Diinsoor ee Gobolka Bay oo go’doon ku jirta.

Gargaarkaan ayaa horay dowladda Imaaraadka Carabta waxay ugu deeqday dadka abaaruhu sameynta ku yesheen, wuxuuna iskugu jiraa qeybaha kala duwan ee raahinka.

Dadka Gargaarkaan ka faa’iideystay ayaa wajahayey maalmihii danbe xaalado adag oo dhanka nolasha ah, iyadoo intaas waxaa u dheer in degmada Diinsoor ay tahay mid go’doon ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

WAR SAXAAFADEED Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo...

Ciidamada Haramcad iyo kuwa Xoogga Dalka oo howlgal wadajir ah ka sameeyay duleedka Baraawe

Ciidamada Booliska Gaarka ah ee Haramcad iyo Ciidanka Xoogga...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Wasaaradda Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudiga

Maareeyaha Dekedda Weyn ee Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur...

Hoggaamiyaha KMG koonfur Galbeed oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Odeyaasha Dhaqanka

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed,...