Wasaaradda Arimaha Dibbada Soomaaliya oo kulan sagootin ah u sameysay Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya

Date:

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa Xalay ku sagootiyay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Cabdullaahi Xasan, oo ka idlaaday muddo xileedka shaqo ee loo igmaday.

Wasiir Abshir Cumar ayaa uga mahadceliyay Safiirka Itoobiya ee ka dhammaaday xilliga rasmiga ee igmashada danjirannimo kaalintiisa wax ku oolka ah ee uu ka qaatay xoojinta xiriirka labo geesoodka ee u dhexeeya labada dal ee deriska ah ee saaxiibada ah, isagoo u rajeeyay inuu horumar baaxad leh iyo guul joogta ah ka gaaro waajibaadkiisa shaqo ee mustaqbalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta...

Danjire Cabdikarin Axmed oo warqadihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxda Finland

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026

1- President Hassan Sheikh Mohamud led the Eid al-Fitr...

Hay’adda SODMA iyo Maamulka K/ Galbeed oo Bakool ka sameeyay howlo biyo dhaamin ah

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka...