Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir oo Guddoomiyey Kulanka degmooyinka Gobolka

Date:

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Ahmed Diiriye ayaa maanta shir guddoomiyay Kulanka degmooyinka Gobolka oo looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee Maamullada degmooyinka iyo waxyaabihii qabsoomay.

Shirka ayaa looga hadlay qaban qaabada munaasabado loogu diyaar garoobayo booqashooyin ay dalka ku imaanayaan Madax ka socota caalamka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Dhisme cusub oo ay yeelanayso Safaaradda Soomaaliya ee dalka Tanzania oo dhowaan xarigga laga jari doono

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania ayaa dhowaan...

Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang

Duufaanta Tropical Storm Basyang ayaa sababtay in la joojiyo...

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo ka qayb galay xaflad lagu xusaayey Maalinta Qaranka Kuwait

Koonfur Afrika Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda...