Guddoomiyaha Gobolka Banadir oo Xilalkii U kala Wareejiyay Guddoomiye ku-Xigeennada Cusub iyo Xog’hayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir

Date:

Munaasabad ballaaran oo maanta ka dhacday xarunta Aqalka hoose Ee Maamulka dowladda hoose ee xamar uuna soo agaasimay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa xilalkii loogu kala wareejiyay Guddoomiye ku-Xigeennada Cusub iyo kuwii Hore iyo Xog’hayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir,

Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa Guddoomiye ku-Xigeennada Cusub ka dalbaday dardargalinta shaqada Gobolka. Banadir.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...