[DAAWO+SAWIRO] 100 xubnood oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab oo lagu dilay Hiirshabelle

Date:

In ka badan 100 xubnood oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay, tiro kalena waa lagu dhaawacay howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka, NISA iyo saaxiibada caalamiga ah, kaas oo ka dhacay degaanka Ceeldheere ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Howlgalkaas waxaa lagu burburiyey Gaadiid iyo Saldhigyo Al-shabaab muhiim u ahaa kuwaas oo ay ku uruuriyeen Mlaeshiyaad si Shacabka ugu dhibateyaan.

 

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS Mudane Abdiraxmaan Alcadaala ayaa kawarbixiyey Howlgalkaan lagu laayey Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab .

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...