Waxaa goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kal-fadhiga labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Munaasabadda furitaanka kalfadhiga labaad goobjoog ka ah Madaxweynaha Soomaaliya, Guddoomiyeyaasha Baarlamaanka labada Aqal, Guddoomiyeyaasha Golaha Wakiilada dowlad Goboleed iyo marti sharaf kale.
DAAWO.