Wasiirka Warfaafinta XFS oo tababar ku saabsanaa tabinta xaaladaha bini’aadannimo u furay saxafiyiinta Madaxa Banaan iyo kuwa Dowladda

Date:

Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane  Daa’uud Aweys Jaamac,oo tababar lagu baranayay habka tabinta xaaladaha bini’aadannimada iyo wararka degdega ah u furay ku dhawaad 30 suxufiyiin ah oo ka kala socda Warbaahinta dalka.

 

Wasiirka Warfaafinta XFS Daa’uud Aweys Jaamac,Waxaa idin saarran masuuliyad culus oo ah in bulshada aad u gudbisaan farrriimaha saxda ah ee la doonayo in ay helaan, kana wacyigalisaan dhibaatooyinka “

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...

Wasaaradda ganacsiga oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...