[DAAWO+SAWIRRO]Hay’adda SODMA iyo Agaasimayaasha isbitaaladda Muqdisho oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Date:

Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musoobooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Abdulle  ayaa sheegay in Isbitaaladda Muqdisho iyo Hey’adda ay iska kaashan doonaan xal u helidda dhibaatooyinka soo laablaabtay ee dhinacyada cafimaadka marka ay dhacaan Musiibooyinka.

 

Qaar ka mid ah Agaasimayaasha isbitaalada muqdisho ee shirka  ka soo qeyb qalay ayaa uga xog waramay masuuliyiinta Hey’adda maareynta  caqabadii ay kala kulmeen Qaraxyaddii  Soobe iyo baahiyaha ay Isbitaaladu qabaan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...

Wasaaradda ganacsiga oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...