Ciidamada Qaranka oo la wareegay deegaanka Ceelbaraf

Date:

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka iyo kuwa Maamulka Hiirshabelle ayaa la wareegay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhaxe.

 

Gaashaanle Cali Yuusuf Macalim oo ka mid ah saraakiisha hoggaaimneysay howlgalka lagula wareegay deegaanka Ceelbaraf ayaa sheegay in Khawaarijta deegaankaan uu u ahaa marrin muhim u ah oo isaga kala gooshaan gobolada Hiiraan,Shabeellaha Dhaxe iyo Shabeellaha Hoose.

 

 

Degmada Ceelbaraf ayaa Khawaarijta Al-Shabaab u ahaa marrin muhim u ah oo ay isaga kala gooshaan gobolada Hiiraan,Shabeellaha Dhaxe iyo Shabeellaha Hoose.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...

Wasaaradda ganacsiga oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...