Guddoomiye Sheikh Aadan Madoobe oo Xaflad soodhaweyn ah loogu sameeyey Magaalada Garoowe

Date:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan qaar kamida wafdigiisa ayaa ka qeyb galay xaflad soo dhaweyn ah ay u sameeyeen wafdiga Guddoomiyaha ayaa odayaasha dhaqanka, ganacsatada, dhalinyarada iyo haweenka ku nool magaalada Garoowe ee ka soo jeeda deegaannadda Koonfur Galbeed.

Ganacsatada iyo Odayaasha dhaqanka ee ku nool deegaannada Puntland kana soo jeeda Koonfur Galbeed ayaa Guddoomiyaha ka codsaday in si wadajir loogu wada shaqeeyo horumarka dalka gaar ahaan deeggaannada ay ku nool yihiin iyo kuwa ay ka soo jeedaan.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa boggaadiyay bulshada reer Koonfur Galbeed ee ku nool Garoowe iyo guud ahaan Puntland ayaa kula dardaarmay inay ka shaqeeyaan horumarka deeganada Puntland iyo guud ahaan dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda ganacsiga oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhex

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq...