Qof naftii halige ah ayaa isku qarxiyay albaabka hore ee Xerada nacnaca.

Date:

Qof naftii halige ah ayaa isku qarxiyay albaabka hore ee Xerada nacnaca.

Dad shacab ah oo goobtaas ku sugnaa ayaa halkaas waxyeelo kasoo gaartay
Waa mid ka mid ah weerarada nafla caarinimada ah ee Khawaarijta oo waxyeelo wayn kasoo gaartay furimaha dagaalka.

Cutubyo ka mid ah ciidanka qaranka ayaa halkaasi lagu tababaraa waxayna u badan yihiin dhalinyaro dhawaan qoratay ciidanka xoogga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacawday Guddiga Farsamada ee Wada-hadalka iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS...

Madaxweynaha JFS oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Ruushka oo Waraaqaha Aqoonsiga u Gudbiyay Madaxweynaha Belarus

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, ahna...