DAAWO: Madaxweynaha Xasan “Dagaalka ay ku jirto Dowladda waxa uu u baahan yahay Awood”.

Date:

Madaxweyne Xasan Sheekh “Dagaalka ay ku jiraan dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee ka dhanka ah kooxaha argagixisada, waxa uu u baahan yahay awood lagu xaqiijiyo hiigsaga aan uga golleenahay, hiigsigaas oo ah xaqiijinta Soomaaliya oo aan argagixiso joogin, xasillooni, amni ah, heshiis ah, dunidana heshiis la ah, doorkeedii firfircoonaa ee soojireenka ahna ku leh heer Carbeed, gobol iyo caalamba.”

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...