Xoghayaha Joogtada ah ee xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha oo kulan la qaatay masuul katirsan Dowladd Norway

Date:

Xoghayaha Joogtada ah ee xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha, Mohamed Abukar Zubeyr ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa xafiiska Norway ee Muqdisho, Haakon Svane.

Kulanka dhex maray Xoghaye Zubeyr iyo Haakon Svane ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka wada shaqeyneed ee xafiiska iyo safaaradda iyo horumarinta mashaariicda horumarineed ee Norway ay Soomaaliya ka fuliso.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...