[DAAWO] Hey’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka oo maanta1,200 qoys oo kasoo barakacay abaaraha ka jira dalka ugu qeybiyay Raashin degmada Dharkeynleey

Date:

Hey’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka oo maanta1,200 qoys oo kasoo barakacay abaaraha ka jira dalka ugu qeybiyay Raashin degmada Dharkeynleey ee gobolka Banaadir.

 

Goobta lagu qeybinayey gargaarkaan waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Hey’adda mareynta masiiboyinka qaranka Hon. Abdirashid Mohamud Hassan iyo maamulka degmada dharkinleey.

 

 

Gargaarkaan dadka loo qeybiyey ayaa iskugu jira Bur,Bariis,Sonkor iyo qeybaha kala ee Raashinka,

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Qoyska oo qaabishay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb...

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn...

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka...