Masuuliyiin Heer Federaal ah oo maanta Gaaray Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud

Date:

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al Cadaala iyo Xildhibaan Cabdi Saabir Nuur Shuuriye ayaa maanta gaaray magaaladda Cadaado ee gobolka Galgaduud ayada oo ay halkaasi kusoo dhaweeyeen maamulka degmada Cadaado.

 

 

Ujeedka Socdaalka wasiir  Cadaala iyo xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye ayaa waxaa uu yahay dardargalinta kacdoonka shacabka ee argagixisada looga xoreynayo degaanada Galmudug isla markaana loo dhiiri-galin lahaa shacabka iyo ciidanka xoogga ee u istaagay in ay iska dulqaadaan cadowga arxanka daran ee Argagixisada Al Shabaab.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabbilay Wasiirka arrimaha Dibadda dalka Tanzania 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka oo heshiis la saxiixday dhiggiisa dalka Tanzania 

Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA,...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo lagu soo dhaweeyay Garbahaarey

Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Baydhabo

Ra'iisu Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...