Xubno Ka Tirsanaa Alshabaab oo Lagu soo Bandhigag Wisil (SAWIRO).

Date:

Xasan Nuur Daleel ( Afgarasho)  iyo Maxamed Nuur Xasan waxay ka mid ahaayeen Horjoogayaasha Maleeshiyaadka Al shabaab waxay isku soo dhiibeen Ciidamada Deegaanka, dowladda iyo Daraawiishta Galmudug ee koonfurta Gobolka mudug Gaar ahaan Aaga Wisil

Raggaan oo ah 2nin oo Muddo kasoo Mid ah Argagixisada alshabaab ayaa Maanta  saraakiishu kusoo bandhhigeen Saldhigyada Ciidamada ee koonfurta Gobolka mudug Gaar ah Degmada Wisil.

Raggaan oo iska Soo Dhiibay Aagga Deegaanka Qeycad ee bariga Gobolka mudug ayaa U Waraysi aay siiyeen  Warbaahinta Qaranka waxaa aay Ku sheegeen inay shabaab isaga soon Baxeen Kadib markii aay Ku Qanci Waaayeen Gabood-falada aay geesanayaan iyo Ka been Sheegidda Diinta Islaamka.

Saraakiisha Daraawiishta ayaa tilmaamay inay dhagar qabayaashaani kasoo goosteen dhibaatadii Maleeshiyaadka Al shabaab ayna si wanaagsan u soo dhaweeyeen sidoo kale Saraakiisha ayaa ugu baaqay Maleeshiyaadka wali howdku ku dhuumaalaysanaya inay kasoo baxaan oo ay naacowda Qaranka usoo baxaan

Shiikh Cabdi manaan oo ka tirsan Culumada naftood hurayaasha ayaa qeexay in qofka Bini’aadamka ah toobadu u furan tahay.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...