Dowladda Soomaaliya oo maanta ku guuleysatay inay dalka dib ugu soo celiso 14 dhalinyaro ah oo ku xirnaa xabsiyadda Liibiya

Date:

Muqdisho-23-8-2022:Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku guuleysatay inay dalka dib ugu soo celiso 14 dhalinyaro ah oo ku xirnaa xabsiyadda wadanka Liibiya.

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Liibiya ayaa kasoo shaqeysay in dalka dib loogu soo celiyo dhalinyaradaan oo mudo ku xirnaa xabisiyada dalka Liibiya.

14-qof ee Soomaalida ah ayaa sii deysmadooda waxaa safaaradda Soomaaliya ka gacan siiyey  Hey’adda IOM .

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku...

Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta la dhaariyay

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyey Amiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...