Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan

Date:

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayna qayb ka yihiin Xildhibaano iyo Wasiirro ka tirsan Maamulkaas ayaa maanta soo gaaray Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Wafdiga waxaa soo dhoweeyay Maamulka Degmadda Matabaan oo ugu horeeyo Guddoomiyaha Degmada Matabaan Bashiir Sheekeeye, ku xigeenkiisa Abdikafi Shire Colaad, xoghayaha Degmada Cawil Nuur, Odayaasha dhaqanka iyo dhammaan qeybaha Bulshadda.

 

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa dhawanahaan waxa uu booqasho ku joogay deegaano iyo degmooyin katirsan gobalka Hiiraan kuwaas oo dhawaan laga xoreeyey Argagixisada Al-shabaab.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...