Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo kulankii ugu horeeyey la qadatay agaasime waaxeedyada Wasaaraddas

Date:

Muqdisho-15-8-2022:Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya , Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa maanta kullankii u horreeyay la qaadatay agaasime waaxeedyada – waaxyaha Gaadiidka , halkaa oo ay ku soo bandhigeen warbixinta Shaqada , caqabadaha jira iyo sidoo kale horumarka ay Wasaaraddu samaysay.

 

Wasiirka ayaa xaqiijisay inay diiradda saarayso sidii wadajir loogu horumarin lahaa adeegyada muhiimka ah ee Wasaaradda ay u heysto Bulshada. Kullanka ayaa sidoo kale waxaa goobjoog u ahaa Wasiiru Dawlaha Wasaaradda, Wasiir ku-xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha KMG koonfur Galbeed oo magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada

Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid...

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo Ankara ku soo gabagabeeyey kulamo muhiim ah

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Guddoomiye Ku-xigeenka Maaliyadda Gobolka Banaadir oo ka Qayb-galay Daahfurka Xarunta Shaybaarka Biyaha

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir, Mudane Ciise...

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

WAR SAXAAFADEED Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo...