[DHAGEYSO] Shil ay ku dhinteen  5qof oo Soomali ah oo ka dhacay Duleedka  Magalada Pretoria

Date:

Wararka Naga Soo Gaaraya  Duleedka  Magalada Pretoria ee dalka South Africa ayaa sheegaya in halkaas shil ka dhacay ay ku geriyoodeen Dad badan oo Soomaliyeed.

Inta la xaqiijiyey shilkaan waxaa ku geeriyooday ilaa 5Qof oo qaar -kood ay ahaayeen dad isku qoys ah iyo Darawalkii Gaariga u waday.

Warar hordhac ah oo aan helnay ShilkaaS ayaa waxa ay sheegayaan in gaari yar oo ay wateen Marxuumintaan uu dul maray gaari nooca xamuulka qaada ee Trucks xili ay ku wajahnayeen magalada Pretoria iyago kaso safray Magalada nelspruit  ee gobolka Mpumalanga.

Sheikh  Qorane Cabdi Maxamed Oo ka mid ah culumada aaska dadka geeriyooday ku howlan ayaa inoo waramay.

DHAGEYSO

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka...

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...